SHEEKOYIN QOSAL BADAN

Waxa la yiri nin iyo wiilkiisa ayaa isa soo raacay waxaysoo ag mareen miis shukulaato lagu iibiyo ,Wiilkii ayaa hal xabo oo shukulaato ah kor u qaaday aabihii ayaa ku yiri maxaa ka rabta shukulaatada?Wiiilkii baa yiri aabe iigad waan jeclahay shukula…

Miyaan Qirta mise waan qarsadaa

Miyaan Qirtaa mise Waan qarsadaa Qaybta 1aad Waxay aheyd xaafad ka  mid ah xaafadaha ay koobiso degmada wadajir ee magaalada muqdishu halkii ay deganaayeen xafsa iyo reerkeeda kuwaa oo isaga noolaa nolol iska degan marka laga soo tago nolosha guud…

Miyaan qirta mise waan Qarsada Sheeko jacey Qaybtii 2aad

ayadoo usheegtay in wejigeedu uusan ku cusbeyn balse aysan garaneyn meel ay ku aragtay gabadhii ayaana usheegtay in ay iskuulka isla dhigan jireen ayna dhiganeysay fasalka labaad ee dugsiga sare markii ay ayada dhameyneysay. Xafsa ayeyna maskaxddeedi…

Sheeko Xigmad Leh

1 . Waxaa jiri jiray Nin maskiin eh oo Waxba aan heysan  Ninka waxaa uu xoolo dhan ka qabay  calaal wasaq ah  oo uu xirto .Maalin Maalmaha ka mid ah  ayaa isago oo geed hoostisa harsanaayo ayaa geedkii  waxaa so fooshay  Shimbir Waana xiligii shimbir…

GABADHA KU JECEL WAXAA LAGU OGAADA CALAAMADAHAAN

ma ku dhibtotay ama maku wareertay gabadha ku jecel  sida ku ogaan laheyd oo ma kala  saari la'dahay  gabarta ku jecel oo jaceylkeda dhab ka yahay iyo mida aaan  ku jeceleyn oo jaceylkeda afka uun ka yahay? rag badan ayaa kula qabaa kaliga ma aha…

Qiso tan ka xanuun badan ma arkin Gabar macalinkeyda jeclaaday

Waxaan ahaa gawar yar oo school dhiganeyso waxana ahaa dhigato fasalka 6aad waxey aheyd 2020 waxaan ahaa gawar dhib badan oo furfuran macalimiinta iyo ardayda schoolkana ay adad u jecelyihiin .Waxaa ijeclaaday macaliminta macalin ka mid ah wali jacey…

Load More
That is All